War Deg Deg ah: Madaxweyne Farmaajo oo baajiyay kulankii Baarlamaanka yeelan lahaayeen

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa baajiyay kulankii maanta la filayay in Xldhibaanada golaha shacabka ku yeeshaan magaalada Muqadisho. Sida aan wararka ku helnay Madaxweyne Farmaajo ayaa xalay xili dambe la kulmay Gudoonka iska soo horjeeda ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxa uuna kala hadlay xiisada sii xoogeesatay ee Baarlamaanka ka dhax aloosan. Agaasimaha … Continue reading War Deg Deg ah: Madaxweyne Farmaajo oo baajiyay kulankii Baarlamaanka yeelan lahaayeen